Madaxweyne Farmaajo oo tababar u xiray boqolaal ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliska (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray in kabadan 600 oo askari oo ka mid noqonaya ciidamada Daraawiishta ee ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo saaka ka shaqa tagay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga oo hooy iyo xafiisba u ah ayaa gaaray Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, halkaas oo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo tababar u xiray boqolaal ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliska (Daawo Sawirro)